DHAGEYSO:Waare doorashada Hirshabelle waa la afduubtay

0
119

Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maalin, kaddib faah faahin ka bixiyay sababihii keenay in uu iska casilo xilkii Madaxweynaha Hir-Shabeelle xilli ay socdaan howlaha doorashooyinka.

Waare ayaa marka hore sheegay in uu waqti badan geliyay Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle si loo helo maamul nidaam & amni kala duwan leh, hayeeshee taasi ay socon weysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here