Madaxweynaha Hirshabeelle iyo kuxigeenkiisa oo la doortay

0
129

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa ka dhacday Magalaada Jowhar , iyadoo si weyn loo adkeeyay Ammaanka Xaafaddaha ay ka dhaceyso doorashada.

Doorashadaan oo aheyd mid ugu xiisaha yareyd dhammaan doorashooyinkii maamul goboleedyada waxaa Madaxweynaha ku tartamay  Cali Guudlaawe Xuseen iyo  C/raxmaan Jimcaale Cismaan.

Waxaa ku guuleystay doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe.

sidoo kale

Yuusuf Axmed Hagar ‘Daba-geed’ ayaa loo doortay madaxweyne Ku-xigeenka maamulka HirShabeelle, doorasho hadda ka dhacday Jowhar.

Wuxuu heley 87 cod, halka hal musharrax Maxamed Dheere oo la tartamayey uu heley 12 cod.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here