Musaharax C/kariin Guuleed oo soo gaaray Magaalada Muqdisho+SAWIRO

0
8
Musharax Madaxweyne Mudane Abdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta soo gaaray Magaaladda Muqdisho,iyadoo si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaarada Aadan Cadde.
Wasiiro, xildhibaano, qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa qeyb ka ahaa soo dhaweynta musharax madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed oo dhawaanahaan howlo shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa.
Xubanaha iyo madaxda xisbiga Sahan Part uu homaaniyo Mr.Guuleed ayaa imiishiyihiisa ku tilmaamy in ay qeb ka tahay dar dar gelinta ololaha xisbiga.
Maalmaha soo socdo ayaa lagu wadaa magaalada Muqdisho ay soo garaan musharixiin kale oo haatan qaban qaabada soo dhaweeyntooda si weyn looga dareemayo magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here