Cabdi Xaashi oo magacaabay guddiga doorashoyinka xildhibaanada gobolada Waqooyi

0
4

Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa magacaabay 8-da Xubnood ee Guddiga Deegaan Doorashada Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqooyi (Somaliland), isagoo hore u magacaabay Afartii xubnood ee Heer Federal ee Doorashada iyo Khilaafaadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here