Ciidanka Boliiska oo toogtay nin miino ku aasayay degmada Warta nabadda

0
340

Nin miino dhulka ku aasayay xaafadda neeshinka ee dgamada Warta nabada ayaa ciidanka boliiska waxeey ku toogteen xaafaddaas oo ka tirsan Waaxada Horseed sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan boliiska.

Saraakiisha ayaa sidoo kale xusay in ninkaan la toogtay ka dib markii uu isdayay in uu ka baxsado ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo howlgalka ku jiray.

Shacabka iyo Maamulka degmada Warta nabada ayaa ciidanka boliiska uga mahadceliyay  sida ay falkaan uga hortageen, waxaana ay ka dalbadeen in la sii joogteeyo howlgalada lagu xaqiijinaayo Ammaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here