Warshad ay Al-shabaab ku sameyn jirtay qaraxyada oo la duqeeyay

0
330

Dowladda FS Soomaaliya oo kaashaneyso Howlkacka Mareynka ee Bariga Afrika ee loo yaqaan Africom ayaa burburiya warshad ay Al-shabaab ku sameyaan jirtay qaraxyada sida lagu baahiyay warqoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidanka xooga dalka.

Warshadaan ayaa sidoo kale lagu keydin jiray walxaha qaraxyada laga sameeyo, waxeeyna ku taalay meel u dhoe Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe.

Dhanka kale duqeynta ayaa lagu dilay 10 -tirsan Al-Shabaab, tiro kale.na weey ku dhaawacmeen sida lagu sheegay qiimeyn hordhac ah oo la sameeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here