DHAGEYSO:Shirka Amniga Doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho

0
125

Shir looga hadlayo arrimaha amniga doorashooyinka qaranka oo ay ka qeyb-galayaan Xubno ka kala socdo xafiisyada madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Taliska xoogga dalka, taliyaasha ciidamada booliska ee dowlad goboleedka dalka ,Wasaaradda amniga gudaha,Mas’uuliyiinka ka socoto Qaramada Midoobay, iyo AMISOM.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada shirka iyo waxyaabah looga hadli doono Saddexda Cisho oo uu shirkaasi socon doono.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here