Warar Dowaldda Soomaaliya oo awaamir cusub u dirtay Diblumaasiyiinta

0
76

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markale soo saartay Amaro ku socda muwaadiniinta Kenyanka ah ee ku sugan Soomaaliya iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka howlgalla Gudaha dalka Kenya.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa muddo 5 cisho ah loogu qabatay inay dalka ku soo galaan diblomaasiyiinta, u qeybsanayaasha, shaqaalaha hey’adda socdaalka ee ka howlgala Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here