Afhyeenka ciidanka boliiska oo ka badbaaday qarax lala eegtay gaarigiisa

0
88

Inta xaqiijiyay hal qof oo dumar ah ayaa ku dhimatay qarax la rumeysan yahay inuu ahaa miino nooc gacanta laga hago oo ka dhacay wadada21 October ee demadda Waabari ee Magaaladda Muqdisho .

Qaraxa ayaa la sheegay in lagu bartimaameedsaday gaariga Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliya Sidiiq aaadan Cali Duudishe oo xiligaas aan saarneyn gaariga.

Wararka waxeey intaasi ku darayaan inuusan jirin wax kale oo khasaare soo gaaray  dad shacab ah.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here