Madaxweyne Qoorqoor oo tababar u soo xiray ciidamo daraawiish ah +SAWIRO

0
15

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta tababar usoo xiray ciidanka Daraawiishta Galmudug ee ku sugnaa xerada Dhaan Karoone ee duleedka magaalada Galinsoor.

Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa noqonaya dufcadii sedexaad oo soo qalinjabisay kadib tababar socday muddo dhowr bilood ah.

Ciidamadan ayaa qeyb ka noqon doona howlgalada ay wadaan ciidamada kala duwan ee qalabka sida oo lagu baacsanayo kooxaha argagaxisada ah laguna sugayo amniga  deegaanada Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here