Maamulka G/Banaadir oo caafimaad dibadda ah u diray 3-caruur ah +SAWIRO

0
328

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa maanta garoonka diyaarada Aadan Cade ka sagootiyay 3 caruur ah oo xaalad caafimaad loogu qaaday dalka Turkiga.

Caruurtaan oo gaaray  sedex ruux oo isugu jirta laba wiil iyo hal gabar ayaa la sheegay in xanuunkooda wax looga qaban wayaay dalka.

Guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada gobolka Banaadir Basma Caamir Shakeeti iyo Guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir Jaawir Maxamuud Baarqab ayaa sidoo kale garoonka ka sagootiyay caruuurtaasi iyo waalidiin toodaba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here