Madaxweyne Deni oo soo gaaray Muqdisho

0
303

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta ka soo dagay garoonka diyaaradaha Aaadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Deni iyo Wafdigiisa waxaa groonka ku soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano, iyo qaar ka md ah Midowga Musharaxiinta Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa watay ilaalo ggar ah oo aad uhubaysan, kuwaas oo suganya amniga madaxweyne Deni.

Shirka madaxda DFS iyo dowlad goboleedyada ayaa lafilayaa in uu ka furmo maalmaha soo socoda magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here