Maxkamadda ICJ oo saacadaha soo socdo ay ka bilaabaneyso dhageysiga dacwadda Badda Soomaaliya

0
70

Waxaa maanta gelinka dambe lagu wadaa inay si toos ah xarunta Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ICJ uga bilaabato dacwada badda Soomaaliya, xili Kenya ay ka maqan tahay dacwadda.

Ergada uu hogaamnayo Ra,iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku sugan Maxkamada, waxeeyna cadeeyeen inay ka qeyb qaadan doonataa dacawadda ayna difaacan doonaan doodoodada.

Waxeey rajo wnagasan ka muujiyeen sida ay wax u socdaan, ayna  sugayaan inay maxkamadda soo saarto natiijo guul u noqan doondoon guud ahaan uamadda Soomalaiyeed.

Dowladda Kenya ayaa isaga baxday dhageysiga dacwadda badda kaas oo berri ka bilaabmaya maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ, sida uu ku warramayo wargeyska Daily Nation.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here