Madaxda dowlag goboleedyada oo la kulmay xubnaha wakiilada beesha caalamka

0
89

Madaxda Dowlad goboleedyada oo maalintii saddexaad Shir uga socdo Muqdisho ayaa kulan la leh Wakiilada Beesha Caalamka.

Waxaa ku suagan kulanka Madaxweynayaasha Puntland, Galmudug, Hirshabeelle , Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, kuwaas oo dhamaantood maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho.

Waxeey ka wada hadleen xal u helida marxaladdaha dalku marayo gaar ahaan arrimahaa xiriira Doorashada.

Madaxda dowlad goboleedyada ayaa sidoo kale shirkooda waxaa la filayaa in uu ku biiro Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here