Madaxweynaha Jubbaland oo isbedel ku sameeyay hogaanka hay’ada amaanka Jubbaland

0
107
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam ayaa isbadal ku sameeyay Taliyayaasha kala duwan ee Hay’adaha amniga Jubaland.
1. Sareeye Guuto Maxamed Cabdi Sheekh ayaa loo magacaabay Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska Jubaland
2. Gaashanle sare Maxamed Guuleed Xasan ayaa loo magacaabay Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Jubaland.
3. Maxamed Axmed Sabriye ayaa loo magacaabay Agaasimaha Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka (JISA).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here