Rooble oo la ciiday shacab iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladd Soomaaliya

0
112

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble   ayaa saaka ka qeyb galay tukashada salaadda Ciidul-fitri oo lagu oogay masjidka Shuhadaa ee Magaalada Muqdisho.

Dukashada salaadda ciidda oo lagu oogay xarunta madaxtooyada dalka.waxaa sidoo kale ka qeybgalay boqollaal isugu jiray shacab iyo mas’uuliyiin kale.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa shacabka ugu baaqay in la caawiyo dadka masaakiinta ah,isagoo dhinaca kalena soo jeediyay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here