DHAGEYSO: Madaxweyne Deni oo bogaadiyay diiwngelinta codbixiyaasha Puntland

0
68

Muqdisho: (Nation Fm) Madaxweynaha dowladd goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa bogaadiyay habka ay u socoto hirgelinta nidaamka diiwaangelinta codbixiyeyaasha ay ka socoto saddex degmo oo kala ah Qardho, Eyl iyo Ufeyn.

Sidoo kale Madaxweyne Deni ayaa hambalyeeyay ardeyda Puntland ee shalayto u fariistay imtixaanaadka shahaadiga ah ee sanadka 2020/2021.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here