DHAGEYSO: Shirka Wadatashiga Doorashada oo maalintiisa 2-aad ku soo dilaaday Muqdisho

0
42

Shirka Wadatashiga doorashada ayaa maaliniisa labaad ku soo dhamaaday magaalada Muqdisho, si loo dar dar geliyo arrimaha doorashada.

Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in shiirkii maanta ay yeesheen madaxda Dowladda FS , kuwa dowlad goboleedyadda iyo gobolka Banaadir uu ku soo idlaaday jawi yididiilo leh, iyada oo horumar laga sameeyay dhamana qodobbadii laga wada hadlay.

Dadka Soomaaliyeed ayaa isha ku wada haya waxa ka soo bixi karo shirka, iyada oo loo rajeenayo inuu guul ku soo dhamaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here