Ciyaartooyda Xulka G/Banaadir oo la gudoonsiiyay Agab Sports+SAWIRO

0
188

Cutubyada ciidmada Talyaaniga iyo Isbayn ee ka jooga Soomalaiya ayaa maanta ciyaartoyda xulka Gobolka Banaadir guddoonsiiyey qalab Isboorti.

Munaasbaddan oo ka dhacday Safaarada Talyaaniga ee Muqdisho ayaa waxay aheyd mid lagu dhiiri gelinayay ciyaartoyda xulka gobolka Banaadir oo ku guuleystey koobkii tartanka Dowled Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020.

Guddoomiye ku Xigeenka Arimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa ka mahad Celisay Qalabkan Isboorti ee la guddoonsiiyey Ciyaartoyda Gobolka Banaadir.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here